Dhalinyaro ku nool Dhoobley oo fursado Shaqo ka halay Goobaha lagu iibiyo Qalabka Dhismaha

0
52

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose waxaa ku nool dhalinyaro isugu jiro dhalinyari waxbartay iyo kuwa xirfadlayaal ah kuwaas oo siyaaba kala duwan u dabara noloshooda iyo mida qoyskooda.

Qaar kamid ah Dhalinyarada fursadaha shaqo ka helay goobaha ganacsi ee lagu gado qalabka dhismaha guryaha ee Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay shaqadooda iyo caqabadaha ay la kulmaan.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya