Ganacsatada yar-yar ee Magaalada kismaayo oo loo qabtay Tababar Aqoon-karorsi ah.

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bankiga IBS faraciisa Magaalada kismaayo ayaa Tababar Aqoon-karorsi u qabtay 30 Haween oo Ganacsiyo yar-yar ku leh Magaalada Kismaayo kuwaas oo hore Bangiga Maaligalin ugu sameeyey.

Tababarkan ayaa Haweenka lagu barayay sida loo kobcin karo ganacsiga guuleystay.

Qaar kamid ah Haweenkii ka faa’iideystay tababarkan ayaa u mahadceliyay Bankiga IBS faraciisa Magaalada Kismaayo iyagoona sheegay inay siweyn u caawiyeen.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya