Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqyada Magaalada Kismaayo ayaa laga dareemayaa mashquul badan oo ku aadan diyaargarowga Munaasabada Ciida.
Qaar kamida Ganacsatada iyo dadwaynaha suuqa ka adeeganaya ayaa kawarbixiyay saxmada suuqa ka jirta iyo diyaar garowgooda ku aadan ciida.
Xasan Maxamed Cabdullaahi. ayaa faah-faahinaya
Audio Player