Dadka dib-u-dejinta loogu sameyay Degaanka Buula Bartire oo codsaday in lacaawiyo.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Buula-bartira ee dhaca Waqooyiga Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa waxa uu kamid yahay deeganadi dib-u-dejinta loogu sameyay dadki ay sameysay fatahadihi kadhacay Gobolada Juboyinka kuwaas oo ka faa’iidestay Barnaamijka Xalka Waara.

Qaar kamid ah Dadka dib-u-dejinta loogu sameyay Degaanka Buula Bartire ee dhaca Waqooyiga Magaalada Kismaayo ayaa codsaday in lacaawiyo.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya