Ra’iisul Wasaaraha XFS oo daah-furay Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2025-2029

0
72

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’iisul Wasaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025-2029).

Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in qorshahan ay ansixiyeen Golaha Wasiirrada uu ku saleysan-yahay hannaan lagu horumarinayo kaabayaasha kala duwan ee dalkeennu leeyahay— laguna tayeynayo hey’adaha kala duwan ee dowladda, si dalka loo gaarsiiyo horumar waara.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya