Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Al Rahma Charity iyo ururk Rajo oo Kaashanaya Wasaaradda Dib-u-Dejinta ayaa biyo dhaamin ka bilaabay Kaamamka Wargunbi iyo Fadhigaab ee degmada Gar’adag ee Somaliland.
Ololahaan biyo dhaaminta ah ayaa soco doonto mudo laba bilood ah iyadoo bilk amid ah loo qeeybin doono deeq lacag ah.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahineysa