Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaradda shaqada iyo arimaha bulshada ee xukumada XFS ayaa Magalada Muqdisho ku qabatay munasibada lagu daah furayay nimadka casriga ah ee isku xiraha loo-shaqeyaha iyo shaqa-doonka.
Munasiibada waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Wasaradda Shaqada iyo arimaha bulshada Wasiiro kale, xildhibaano, madax ka socotay hay’adaha caalamka iyo masuuliyiin kale.
Nidamkan cusub ayaa wax badana ka badali doono habka shaqa radiinta iyo shaqaleysiinta asagoona fududayn doona isku xirka loo-shaqeyaha iyo shaqa-doonka korna uu qaadi doono horumarinta suuqa shaqada ee Soomaaliya.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa
Audio Player