Dadka baahiyaha gaarka ah qaba Gobolka Banaadir oo dalbaday in Afurin loo sameeyo.

0
54

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Naafada ee Sanca Center oo ka dhisan Muqdisho ayaa waxaa ay dalbadeen in loo sameeyo Afurin inta ka dhiman Biasha barakeysan ee Ramadaan sidoo kalena loo ciideysiiyo Curuurtooda.

250 qoys oo naafo ayaa ku mideysan Ururka Naafada ee Sanca Center waxaana ay sheegeen in aysan aboodin in ay shaqeystaan maadaada ay ka mid yihiin dadka baahiyaha gaarka ah qaba.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya