Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Kaalmo oo kamdi ah hay’addaha ka howl galo dalka ayaa waxay deeq raashin afurin ah gaarsiisay 30 qoys oo kamd ah waayeelada Deegaanka, Dadka baahiyaha gaarka qaba iyo dadka barakacayaasha ee kunool Deegaanka Bilicsan.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya
Audio Player