Raga ku shaqeysta xirfada Birtumista Kismaayo oo la daladhacaya dhibaatooyin uu kamid yahay faquuq.

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Somaaliya malahaan warshado wax soo saara balse dadka ku shaqesta farsamada gacanta ayaa ah dad wax soo saar leh kuwaasi oo soo saaara agabyo fududeeya adeegyada muhiim u ah bulshada.

Qaar kamid ah Muruq-maalatada ku shaqeysta farsamada gacanta ee Magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay Shaqada ay u hayaan Bulshada kunool Degmada Kismaayo iyagoo islamar ahaantaana sheegay inay la daladhacaya dhibaatooyin ay kamid tahay faquuq.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya