Barakacayaal Cusub gaaray Muqdisho oo codsaday in la caawiyo.

0
35

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan boqolaal oo qoys ayaa soo gaaray kaamamka barakacayaasha ee ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho iyadoo welina ay soo qulqulayaan dadka ka soo cararaya colaada iyo abaahaar ah ka jiro dalka Soomaaliya.

Qaar kamid ah dadka soo barakacay deegaanka aya deganaayeen haatan ku sugan xeryo barakac oo ku yaalla duleedka magaaladda Muqdisho ayaa sheegtay in ay heysato xaalad nolol xumo oo aad u daran madaama lagu gudi jiro bisha ramadaanka, waxeyna baaq dirayn hay’addaha samafalka oo ka howlgal Muqdisho iyo dadka Allaha waxa siyey in aya u soo gurmadaan.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya