Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka warixiyey halka ay marayaan dhismaha Wadooyinka Laamiga ah iyo kuwa Cabble Stoneka kuwaas oo laga dhisayo Xaafadaha Magaalada iyo wadooyinka Halbolayaasha.
Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Cabdullaahi Cali Watiin ayaa sheegey in ay bilaabeen diwaagelinta Wadooyinka dhismaha u baahan ee Xaafadaha dhaxmara iyo Guriyaha si loo helo wadooyin hagaagsan si loo yareeyo Culeyska ka jira isku socodka Gaadiidka iyo dadweynaha.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya