Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Somaliland ayaa dib u furtay dhul daaqsimeedka seeraha Banka Aroori ee gobolka Togdheer.
Seerahan ayaa waxaa ka faa’iideysan doona xoolo gaaraya in ka badan hal milyan iyo shan boqol oo neef Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakulle.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa