Warbixin:-Kaalin noocee ah ayay Dhalinyaradu ka qaataan kartaa Horumarinta Bulshada.

0
41

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Soomaaliyeed ayaa 75 boqolkiiba waxaa lagu qiyaasaa in ay yihiin dhalinyaro waxayna ay dhalinyaradu door wanaagsan ay ka qaataan Horumarada kala duwan ee ka jira Dalka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegeya