Tababar aqoon kororsi ah oo loo qabtay howl-wadeenada Wasaaradda Kaluumeysiga Jubbaland.

0
52

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha buluuga Dowladda Jubbaland ayaa tababar lagu kordhinayo xirfadoda u qabatay howl-wadeenada Wasaaradda.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga Dowlada Jubbaland Mudane Maxamuud Cabdi Axmad ayaa tababar uga Daahfuray Magaalada Kismaayo qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda ,Kuwaas oo loo Diyaarinaayo sidii ay gacan uga gaysan lahaayeen, diiwaan-galinta iyo xog-uruurinta Iskaashatooyinka Kaluumaysiga Deegaanada Jubbaland.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya