Qodista ceel-biyood Riig ah oo laga bilaabay Magaalada Oodweyne.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Horumarinta kheeryradka biyaha Maamulka Soomaaliland ayaa Degmada Oodweyne ee Gobalka Daad-mareedh ka bilaawaday qodista ceel-Biyood Riig ah.

Qodista ceel-Biyoodkaan Riiga ayaa waxaa iska kashanaayo wasaaradda Horumarinta kheyraadka Biyaha maamulka Somaliland iyo Hay’adda Unicef.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya