Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaradda Haweenka Arimaha qoys iyo Xaquuqul Insaanka Dowlada Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan balaaran oo looga hadlayey Doorka Haweenka ee ka qayb qaadashada iyo sare u qaadidda Arimaha Amniga iyo hogaaminta bulshada.
Kulanka oo ayaa shir Guddomisay Agaasiamaha guud ee Wasaaradda haweenaka Arimaha qoys iyo Xuquuqul Insaanka Dowlada Jubbaland Miski Yuusuf Cali aya waxaa kasoo qeeb galay Agaasimayaasha wasaaradaha kala-duwan ee Dowladda Jubbaland Ururada Haweenka Gobolka iyo Degmada iyo Marti Sharaf Kale.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya