Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuquq insaanka Jubbaland Miski Yuusuf ayaa ka hadashay muhiimada ay leedahay in dumarka Soomaaliyeed lagu tixgaliyo doorka muhiimka ah ee ay bulshada ku dhex leeyihiin lagana qayb galiyo fursadaha wax ku oolka ah sida shaqooyinka, siyaasada iyo fursadaha aqooneed.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa