Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaradda Xanaanada Xoolaha iyo Daaqa Jubbaland Maxamed Nuur Cali ayaa sheegay in ay diyaariyeen sharciga Caafimaadka Xoolaha oo lagu hagaayo xoola dhaqatada Kunool Jubbaland.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa