Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururada Haweenka ee ka dhisan Degmada kismaayo ayaa kaalin wayn ka qaata wacyigalinta bulshada gaar ahaan xalinta qilaafaayada bulshada ka dhex dhaca iyo wacyigalinta laxiriirta nabadaynta.
Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya