Mashruuc Burjikooyin loogu qeybinayo dadka danyarta oo laga Bilaabay Burco.

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer laga daah furtay mashruuc dadka danyarta ah loogu qeybinayo burjikooyin casri ah si looga hortago xaalufinta dhirta iyo Deegaanka.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya