Dhalinyaro is abaabulay oo sanadkii 6-aad afurinaya boqolaal Barakacayaasha Baydhabo

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaro is abaabulay ayaa sanadkii 6-aad oo xariir ah afurinaya boqolaal qoys danyar ah kuna nool kaamamka Barakacayaasha Magaalada Baydhabo.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya