Bulshada Degmada Dhoobley oo ka hadlay ahmiyadda ay leedahay Midnimada

0
58
Hands on a globe --- Image by © Royalty-Free/Corbis

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Midnimadu waa Quwad waana Sunaanka Kowniga ah ee hadii la qaato lagu gaaro guusha hadii la iska indho tirana lagu muteysto dibu dhac aad u weyn.

Umadaha dunida ku nool waxaa uu xoogoodu ku dhisan yahay Midnimadoodu inta ay la eegtahay Midnimada waxaa ay keentaa in lagu noolaado xasilooni iyo Daganaan.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegeya