Biyo la’aan ka jirta Deegaano Hoos taga Degmada Sheekh.

0
46

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaalad Biyo La’aaneed ayaa Soo Food Saartay bulshada ku nool Degaanada Bariga Degmada Sheekh ee Maamulka Soomaliland, Qoysaskaan ayaa u badan xoolo dhaqato iyo Beeraleey kuwaas oo ku tiirsan dhibic roobka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya