Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa qaybaha Kala duwan ee Bulshada iyo Dawladaba Ugu Baaqay inay Kor u qaadaan Adeegsiga Afka Hooyo iyo Ku hadalkiisa
Agaasimaha ayaa Sheegay inay so badanayaan erayada Qalaad ee la adeegsanaayo iyada oo meesha laga saarayo kuwii Soomaaliga ahaa.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya