Warbixin:-Wiil Muqdisho ku bara Dumarka Xirfad aan Raga looga baran.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cabdiraxmaan Siyaad oo ah wiil dhalinyaro ah islamarkaana wax ku bartay Magaalada Muqdisho ayaa bara haweenka xirfada cilaan saarka oo aan hore looga baranin raga isagoo furtay iskuul u gaar ah.

Ustaad Cabdiraxman ayaa kawarbixiyay sida uu xirfadaan ku bartay iyo waxyaabaha ku dhaliyay in uu ku shaqeesto.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya