Muruq maalatada Baladxaawo oo ka cabanaya caqabada badan ay wajahayaan.

0
106

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Muruqmaalatada soo saarta ciida loo yaqaano caro maanyada ee lagu dhiso guryaha islamarkaana kasoo bixisa wabiga ayaa waxa sheegay inay wajahayaan caqabadooyin Faro badan.

Qaar kamida muruqmaalatadaas oo warbaahinta la hadlay ayaa kawarbixiyay caqabadaha ay la kulmaan.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa