Odoyaasha dhaqanka KG Oo la barayo Xalinta Khilaafaadka Beelaha.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Aqoon-is-weydaarsi ku saabsan Horumarinta Xallinta Khilaafaadka soo noqnoqda ee Beelaha iyadoo la is waafi jinayo habka Casriga ah iyo Habkii qadiimiga ahaa ee loo Xallin jirey Khilaafaadka Beelaha ayaa lagu qabtay Magaalada Beydhabo.

Tababarkan oo socon doona mudo isbuuc ah ayaa waxaa loo qabtey Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan, iyadoona halkaasi la isku dhaafsan doono waxyaabaha marka hore keena Khilaafaadka Beelaha iyo sida ay tahay in loo xalin karo iyadoo aysan dhibaata keenin.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa