Tulooyiin hoos taga Degmada Walanweyn oo biya la’aan laga soo sheegayo.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xalada biyo la’an ah oo sameysay dadka iyo duunyada ayaa ka tagan tulloyinka hoos taga Degmada wanalweyn ee Gobolka Shabellada Hoose.

Deeganada biyo la’anta laga daremayo ayaa waxa kamid ah buulacade oo lagu soo waramayo in dadka iyo duunyadaba ay si isku mid ah uu sameysay madamada roobkii deyrta la waayey.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa