Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose iyo Deegaanada Hoos yimaada ayaa ah Deegaan si weyn Hodan ugu ah Xoolaha Nool Qeybahooda kala duwan taasi oo ku dhirigalisay Dhalinyaro badan oo ku nool Dhoobley inay bilaabaan ka Ganacsiga xoolaha nool si ay nooloshooda uga maareeyaan.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya