Tababar ku saabsan dib u eegista dakhli uruurinta oo lagu qabtay Muqdisho.

0
53

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Dakhliyadda Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar Mudane Xasan Xuseen Cabdullaahi ayaa magaalada muqdisho ka daah furay tababar kusaabsan Dib u eegista Dakhli aruurintii sanadkii 2024 iyo sare u qaadida habka canshuur bixinta sanadkaan 2025.

Tababarkaan ayaa socon doono muddo laba maalin ah kaasi oo loo qabtay qaar kamid ah howlwadeenada waaxyaha dakhliyada.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya