Cudurka malabisada oo fara ba’an ku haya beeraha ku yalla Deegaanka Lafoole.

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Beeraleeyda ku nool Tuulada laafoolle ee gobolka Hiiraan ayaa saameyn kala kulmay Cudurka malabisada oo ku dhacay beerahooda Dalagyada ay saameeysay malabisada ayaa waxaa kamid ah Sisinta,Yaanyada iyo Qaraha.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa