Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guurka waa qeyb kamid ah aas-aaska nolosha aadanaha waana xasilooni iyo daganaan uu ku jiro qaab Illaahay ujideeyay marka ay rabaan inay lamaane isguursadaan, waxaana jira dhaqan ay Soomaalidu horay u taqaanay xiligii hore oo gabdhaha aysan xulan jirin qofka ay guursanayaan balse marka ay soo gaadhay Soomaaliya Aaladahan casriga ee Internetka waxaa fududaayay xulashada Lamaanaha taasi oo u sahashay Dhalinyaro badan inay iska bartaan baraha Bulshada.
Hadaba Maalinba maalinta ka danbeysa waxaa Soomaaliada ku soo kordhaya aalado cusub kuwaa oo ka duwan kuwii horay loo isticmaali jiray taasi oo keentay in uu kor kaco Kharashaadka ku baxa Aroosyada.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya