Deeq Raashin ah oo loo qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Muqdisho.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Wadaniga ah ee Tadaamun ayaa gaarsiisay deeq raashin ah dad barakacayaal ah oo ku nool Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.

Deeqdan oo la siiyay 1,200 oo qoys ayaa qeyb ka ah mashruuca wajiga afaraad ee gurmadka deg deg ah ee badbaadinta nolosha dadka danyarta ah.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya