Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gabdhaha ku nool magaalada Dhoobley ayaa intooda badan barta Farsamada gacanta iyagoona Raba inay Ku shaqaystaan Xirfada ay baranayaan.
Qaar kamid ah Gabdhaha macalimiinta ah ee Xirfadaha kala Duwan Bara dumarka ku nool Magaalada Dhoobley ayaa ka warbixiyay shaqada ay u hayaan bulshada.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahinaysa