Talaalka Xoolaha oo si habsami leh uga socda Deegaanka Janaa Cabdalle.

0
46

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xoola dhaqatada ku nool Deegaanka Janaa Cabdalla ee Waqooyi Galbeed ee Degmada Kismaayo ayaa si weyn uga faa’iideystay Mashruuca FSRP qeybtiisa gurmadka deg dega ah iyagoona talaal iyo daweyn loogu sameeyay xoolahooda.

Wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Jubbaland oo ay weheliyeen howl-wadeenada waaxda Xanaanada oo gaaray Deegaanka Janaa Cabdalla ayaa ku dhawaad kun neef oo isugu jiray lo’ Geel iyo Arri daaweeyn iyo Talaal u sameeyey kuwaas oo la il-darnaa xanuuno kala duwan oo ku dhaca Xoolaha.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya