Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo door weyn ka qaadaneysa Horumarinta xirfadaha Haweenka Dhoobley

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleeedka Jubbaland oo ka duuleysa sidii loo Horumarin lahaa Haweenka ayaa waxay xil weyn iska saartay sidii ay uga caawin laheyd waxbarashada Madaamiga ah iyo sido kale Barashada xirfadaha Farasmada gacanta, udoodista xaquuqdooda iyo sidii ay uga qeyb qaadan lahayeen Arimaha siyaasadda.

Hadaba waxaan Warbixinteedna ku eegeynaa Doorka ay Wasaaradda Haweenka Jubbaland ka qaadato Horumarinta xirfadaha Haweenka Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa