Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyada oo wadanka Soomaaliya kamid yahay wadamo caalamka ee leh xeebaha ugu dhaadheer Allana kumanaystay noocyo kala duwan oo Khayraad ah kaluunkuna kamidyahay ayayna Bulshadu sidii la rabay uga Faa’iidaysan iyagoon ku Baraarugsanayn Muhiimada uu leeyahay Cunista Kalluunka.
Madaxwaynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmad Maxamad Islaam ayaa Bulshada ku dhaqan Deegaanada Jubbaland ugu Baaqay inay isticmaalaan kalluunka isaga oo so jeediyay in maalin la dhaafo xoola la qalo si badalkeeda Kalluunka loo cuno.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya