Dowladda Soomaaliya oo waddo qorshe lagu hormarinayo Afka Soomaaliga.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, oo ka hadlayay xuska Maalinta Afka Hooyo, ayaa sheegay in Wasaaraddu ka go’an tahay horumarinta Af-Soomaaliga.

Wasiirku wuxuu xusay in Af-Soomaaligu yahay dhaxalka ugu weyn ee ay leedahay bulshada Soomaaliyeed, balse uu hadda wajahayo khataro waaweyn. Wuxuu intaa ku daray in wasaaraddu diyaar u tahay dadaallo lagu xoojinayo ilaalinta iyo kobcinta afka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa