Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee gobolka Daad-madheedh ayaa fulisay hawl-gallo lagula dagaalamayo shididda Dhuxusha iyo ilaalinta Deegaanka.
iskuduwa ayaa howlagaankan ku wehelinay Ciidanka, Shaqaalaha Wasaarada Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa