Shacabka Tuulooyinka Degmada Wisil oo dalbadey Horumarinta Adeegyada Bulshada.

0
31

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Lulubsho ee Hoostaga Degmada Wisil ee Goablka Mudug ayaa waxaa ka jirta Horumar la’aan dhanka Adeegyada Bulshada sida Biyaha Caafimaadka, Waxbarashada iyo Xarumaha Bulshada loogu adeego oo ay kamid yihiin Saldhiga Booliska iyo Xarunta Dowlada, Xogayaha Dowladda Hoose ee Degmada Wisil iyo Wafdi uu Hogaminayo ayaa booqasho xog-aruuris ah ku tagay Deegaanka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya