Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Bisha Barakeysan ee Ramadaan ay fooda inagu soo heyso ayaa bulshada ku nool Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose waxa ay wadaan diyaar garowgi ugu dambeeyay ee ay ku soo dhaweynayaan bisha kheyrka iyo raxmadda ee Ramadaan.
Waxaan wareysi la yeelanay Qaar kamid ah Ganacasatada Ku nool Degmada ee iibiya Maacuunta oo inta badan la isticmaalo bisha ramadaan kuwaas oo aan ka wareysanay qaabka wax looga iibsado xili bisha ramadaan maamlo inooga harsan tahay.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya