Wasaarada Deegaanka Puntland Oo Ka digtay Jirista Dhirta.

0
41

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasarada Degaanka iyo isbedelka cimilada Dowlada Puntallan ayaa Wado dedaalo lagu joojinaayo jarista Geedaha qaxwada iyo dhirta Kale Ee Aan horey looga baran Degaanada Maamulka Puntallan Maadama Ay Soo lalaabteen in degaanka laga galayo Fal danbiyeedyo kala Duwan Tasina keeni karta Isbedelka Cimilada iyo nabaad Guurka Geedaha oo ay tahay in laga hortago.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya