Putin iyo Trump oo toddobaad gudihii dunida ku gilgilay.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Putin iyo Trump ayaa ku wada hadlay taleefoonka; Labadooda kooxood ayaa ku kulmay dalka Sacuudiga; dhawaan ayaa la filayaa in shir madaxeedka madaxweyneyaasha laba dal uu dhaco.

Laakiin maalmo ka hor wargeyska Moskovsky Komsomolets wuxuu isku dayay inuu qiyaaso wixii ay labada hoggaamiye iskula hadleen intii lagu jiray taleefoonka todobaadkii hore.

Warbaahinta Ruushka ayaa soo dhawaynaysa rajada xiriir diirran oo lala yeelanayo Washington waxayna ku quursanayaan madaxda Yurub iyo Kyiv.