Maalinta Caalamiga ee Afka Hooyo oo maanta dunida looga dabaal degayo.

0
35

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Golaha guud ee qaramada midoobay 17-kii bishii November sannadkii 1999-kii ogoladay maalinta afka hooyo, iyadoo dabal dega maalinta ay soo bilaabatay sannadkii 2002-dii, waxana hadafka loo sameyay ay tahay wacyigelinta luuqadaha, kala duwanaanta dhaqanka iyo kor u qaadida luuqadaha.

Maalintan ayaa sannad kasta la xusa 21-ka Feberaayo oo maanta ku began si bulshada loogu baraarujiyo ahmiyadda afka Hooyo.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya