Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Hassan Sheikh Mohamud, ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed inay bixiyaan canshuurta dowladda.
Dhanka kale, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dowladdu waddo qorshe lagu soo kordhinayo canshuur cusub si loo kordhiyo dakhliga dowladda.
Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya