Mashaariic dhir beeris ah oo laga sameeyey Degmada Baydhabo.

0
59

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka wasaaradda Amniga Gudaha Maamulka koofur galbeed Somalia iyo wasiirka Wasaaradda Cadaalada ayaa Mashruuc dhir beeris ah ka sameeyey xaruunta cusub ee wasaaradaha Amniga iyo cadaalada koofur galbeed Soomaaliya.

Waxa Mashruuca fulinaya Ururka DEDO oo si wada jir ah ugu wareejiyey saddexda boqol ee geed, waxaana ururku uu gaadhsiiya Mashruuca dhir beerista ah dhamaan
xarumo kala duwan ee maamulka wasaradda koofur galbeed Soomaaliya.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa