Bangiyada ku yaala KG Oo Lagala hadlay Maalgeinta Ganacsiyada Yaryar.

0
46

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan Magaalada Baydhabo ku dhaxmarey Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha KG iyo Madaxda Bangiyada ayaa looga hadlay sidii laiskaga kaashan lahaa Horumarinta Ganacsiga iyo Bangiyada islamarkaana ay door wanaagsan uga qaadan lahaayeen Maalgelinta Ganacsiyada kala duwan iyo sidii loo taageeri laha Bulshada danyarta ah oo kor loogu qaadi lahaa dhaqaalaha iyo Ganacsiga Deeganada KGS.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa