Gaadiidleyda Magaalada Baladweyne oo dhibaato ku qaba burburka jidadka.

0
30

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gaadiidleyda Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa waxa ay saameeyn xoogan kala kulmayaan burburka ku yimid Wadooyiinka Halboowlaha u ah isku socodka gawaarida.

Dhibaatooyiinka ay la kulmaan waxaa kamid ah Jaam badan iyo cilado ku yimaada gaadiidka taasi oo sababtay wado xumida.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa