Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xanuunka dhimirka ayaa ah cudur ku dhaca maskaxda kaas oo samaayn wayn ku yeesha nolosha iyo caafimaadka qofka uu haleelo xanuunka dhimirka.
Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ayaa waxaa ay sheeggtay in ay hirglinayaan xarumo si bilaash ah lagu adeego dadka la xanuunsan dhimirka.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya